Bushaaro Muhiim ah oo loo hayo Qurbo joogta Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan

Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka ah adigoo gurigaaga jooga.   Galaasyaduna waxay kala yihiin:   1) Hingaad bilow ah 2) Quraan bilow iyo dhexdhexaad ah 3) Tafsiir bilow iyo dhexdhexaad ah 4) Axkaaam 5)tawxiid iyo tajwiidka … Continue reading Bushaaro Muhiim ah oo loo hayo Qurbo joogta Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan